taariikhda Garaad Aboon

Garaad Aboon

Garaad Abboon Garaad Aadish  wuxuu caan ku ahaa u gar gaarista diinta Islaamka iyo ka hortagga gumaysatada. Arrimaha taarikhdu sida sharafka leh ugu xusto waxaa ka mid ahaa in maamulkiisii uu ka soo dhex baxay caalimkii geesiga ahaa ee Imaam Axmad Ibraahiim oo loo yiqiin Axmad Gureey. Imaam Shahaabu-diin wuxuu kitaabkiisa Futuuxul-Xabasha ku yiri:- Garaad Aboon wuxuu madaxnimda hayey 7- sano; wuxuu u istaagey fulinta xaqa, faritaanka macruufka iyo reebista munkarka; wuxuu baabi’yey burcaddii jidadka goyn jrtey; wuxuu mamnuucay cabitaankii khamriga iyo cayaarihii xuxumaa; waxaa cammirmay magaalooyinkii; wuxuu aad u jeclaa una qadarin jirey Asharaafta, Fuqahada, Suufiyada iyo guud ahaan culamada;  wuxuu  si wanaagsan u hantay maamulkiisii; wuu hagaajiyey dadkii uu xukumayey; waxaana ciidankiisa ka mid ahaa Sh. Axmad Guray

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s