culimada ahlusunna wal-jamaaca iyo HALGANKII DARAAWIISHTA EE UU HOGAAMINAYAY SAYID MAXAMED

HALGANKII DARAAWIISHTA EE UU HOGAAMINAYAY SAYID MAXAMED. 

Waxaa sanaddii 1900 jihaadkii ugu horeeyay qaaday caalimkii waynaa ee Sayid Maxamed Cabdule Xasan oo ahaa:-

·              Sheekh aqoon dheer u leh diinta Islaamka.

·              Abwaan caan ku ah adabka (suugaanta) luqada carabiga iyo tan Soomaaligaba.

·              Geesi ummadda u soo baxay laguna salladay cadawgii Islaamka ee gumaysatada ahaa.

·              Daakir Dariiqada Saalixiyada, ee Axmadiyada Idriisiyada ah. 

Sayid Maxamed, maadaama uu gumaysatadii la dagaalamayey muddo rubuc qarni ah waxay ka fidiyeen dicaayado aad u fara badan. Waxaa dicaayadahaas rumaystay dad fara badan oo aan arrimahaaas waaci  ka ahayn, isla markaana qaarkood lagu beer laxawsaday inuu dilay awoowayaashood, aabbayaashood, qaraabadooda iyo walaalahood. Halka kuwo kale loo sheegay inuu Sheekhyadoodii dilay. 

Waxay cadawgiisu u sameeyeen gabayo fool xun oo aanu dhihin. Waxay ku been abuurteen inuu dilay weligii Ilaahay ee Ahlu karaamada ahaa  Sheekh Uways Bin Axmed Al-Qaadiri

 

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s