Sheekh Aanas

Sheekh Aanas. 

Sheekh Aanas Shiikh Shihaab Sh.C/wahaab Shiikh Buube  wuxuu ka mid ahaa Imaamyaal-kii uu Sheekh Shihaabu-diin ku qoray Kitaabkiisa Al-Futuuxul-Xabasha. Wuxuu ahaa Sheekhu caalim naftiisa u hibeeyey difaaca diinta, dadka iyo dalka. Wuxuu Fursad u ahaa dhaqdhaqaaqii culumada ee uu  Imaam Axmad halyayga u ahaa.

Waayo sida aad magaca waalidyadiisa ka arkaysiin Sheekhu wuxuu ahaa caalim ku abtirsada culamo fac soo jireena leh, dadkuna  aad u aaminsanaayeen; taasoo horseed u noqonaysey ka mira dhalinta guulaha jihaadka.

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s