Shiikh Abuukar Arshoone

Sh Abuukar Arshoone. 

Shiikh Abuukar waxuu ka mid ahaa mushaa’ikhdii sida weyn uga dhex muuqaneysey kifaaxii uu hogaanka u ahaa Imaam Axmad Ibraahin (Gurey). Shiikh Abuukar wuxuu ahaa caalim aad ujecel jihaadka, guula badanna sababay. Intaa waxaa u dheeraa sheekha, wuxuu ahaa waacidkii dhinaca wacdiga u qaabilsanaa ciidanka Islaamka, waxaana  loogu yeeri-jirey al-sayidul-faqiih Al-waacid, oo macneheedu yahay Sayidkii Faqiiha (Caalimka ) ahaa ee Waacidka ahaa

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s