somaliya iyo heshiiskii baarliin

SOOMAALIYA & HESHIISKII BAARLIIN 1884 

Waxay noqotay Soomaaliya dalka kaliya ee ay sida wada jirka ah ugu soo duuleen dalalkii waqtigaas dunida ugu xooga roonaa, kuwaas oo kala ahaa Ingiriiska, Faransiika iyo Talyaaniga. 

Qaybsashadaas Soomaaliya loogu qaybiyey shanta qaybood waxaa ku xigay in ciidamo gaalo oo xulufo ah lagu soo bixiyo inay qabtaan isla markaana qaybiyaan dalka iyo dadka Soomaaliyeed. Qabsashadaas waxay socotay min 1884tii, oo ah isla sanadkii go’aanka qaybsashada la gaaray, illaa 1908dii oo ah markii la soo af-jaray qabsashadii dhanka koofureed ee dalka. 

Gumaysatadani markii ay cagaha soo dhigeen dalkii Soomaaliyeed kama nabad gelin culumaa’udiinkii Soomaaliyeed ee Ahlu-sunna Wal jamaaca iyo shacabkii ay hoggaaminayeen ee geesiyada ahaa. 

Gumeystada waxaa lagala  hortagay  jihaad mahiigaan ah oo ilaa hadda ka sii yeeraya dhegahooda; waxaana ka mid ah halgamadii ugu caansanaa:-

 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s