taariikh nololeedkii midkamid ahaa culimadii usoohalgantay difaaca somaliyaAl-Sayid Amiir Nuur Bin Axmed

Al-Sayid Amiir Nuur Bin Axmed.

Amiir Nuur wuxuu ka mid ahaa culamada sida lama illaawaanka ah loogu amaano difaaca caqiidada. Waxaa waqtigiisii caan noqotay halku dhigii oranayey “Xabashidii gumaysi doonka iyo diin la dirirka ahayd waxaa abaalkoodii iyo ka badanba mariyey Imaamyaalka kala ah:-

·
              Sacdu-diin
·
              Xaqu-diin
·
              Sabru-diin
·
              Jamaalu-diin
·
              Mansuur
·
              Axmad Gurey
·
              iyo Amiir Nuur”. 

Amiir nuur waxuu xukunka la wareegey 1543-dii markii uu dhintay Imaam Axmed Guray. Amiirku wuxuu dib u habeeyey ciidankii Muslimiinta.

Wuxuu saldhigii Harar u sameeyey dayrka weyn ee caanka ah oo ah midka ilaa iyo hadda ka dhisan magaalada Harar. 

Amiir Nuur dagaalkiisii ugu caansanaa uguna guulaha badnaa wuxuu ahaa jihaadkii 1559kii uu ku dilay boqorkii Xabashida ee ka dhaxlay aabihiis Labna Dengal boqornimada. 

Amiir Nuur markii uu diley boqorkii Xabashida waxaa la soo jaray madaxiisii markaas ayuu suray geed ku yaalay magaalada Harar gudaheeda, halkaasoo uu muddo ka laalaadey, si gumaysatadu ugu quusato. 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s