taariikhda Sheekh Xaamud

Sheekh  Xaamud

Sheekh Xaamud Sh. Saahidul-Kaamil waxa uu ka mid ahaa mashaa’iqdii ugu muhiim sanayd ee doorka ugu wayn ka qaatay jihaadyadii Imaam Axmed Guray uu hogaaminayay. Aqoonta ballaanaran ee uu u lahaa diinta Islaamka, suufinimadiisa iyo geesinimadiisa waxay sababtay in dad badan ku daysadaan oo sidaas ay jihaadka ku soo galaan. Sheekh Xaamud Ibnu Zaahidul-kaamil (Alaha ka raali noqdee) waxaa lagu magacaabi jiray Sayidkii Kaamilka ahaa iyo Mujaahidkii Zaahidka ahaa.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s